Xubintii Ciyaaraha iyo 16kii ugu danbeeyey ee Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo 16kii ugu danbeeyey ee Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamadii ugu danbeeyay ee koobka horyaalada Yurub ee Champions League, waxaana soo baxay lix iyo toban kii kooxdood ee ugu danbeeyey una gudbaya wareegga horyaalka.

Jose Mourinho, tababaraha kooxda Manchester United, ayaa doonay in uu iibiyo Juan Mata si markaas uu fursad ugu helo in uu la soo wareego ciyaaryahanka kooxda Inter Milan Joao Mario.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

                 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com