Xubintii Ciyaaraha & Isreebreebka Koobka Adduunka ee 2018

Xubintii Ciyaaraha & Isreebreebka Koobka Adduunka ee 2018

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa socda kulamo isreebreebka koobka adduunka ee Ruushka lagu qaban doono, waxaana xiiso gooni ah lahaa xulalka qaarada Afrika uga qaybgalaya koobka adduunka.

Hoggaamiyaha kooxda Real Madrid, Florentino Perez, ayaa waxa uu ka hadlay dhaleeceynta loo soo jeedinayo kooxdiisa ee ku aadan qaab-xumida ciyaaraha kooxda iyo sida ay sannadkan ku bilaabeen horyaalka Spain.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com