Xubintii Ciyaaraha: Horyaalka Gobalada iyo Puntland fkf Jubaland (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Horyaalka Gobalada iyo Puntland fkf Jubaland (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

(waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World)

Magaalada muqdisho waxaa ka socda diyaargarawga finaalka tartanka kubadda cagta maamul goboleedyda dalka. Waxaa foodda is dari doona xulalka Puntland iyo Jubaland, waana isla labadii kooxood ee sannadkii hore isku helay horyaalka.

Kooxd aadka u yar ee Bristol City ayaa koobka EFL Cup ee Ingiriiska ka reebtay kooxda tunka weyn ee Manchester United. Rag yaryareysi ma leh dheh!

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

      

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com