Xubintii Ciyaaraha: Goolhaye Garoonka ku Dhex Dhintay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Goolhaye Garoonka ku Dhex Dhintay (dhegayso)

Goolhayihii kooxda Persela Lamongan, Choirul Huda, ayaa garoonka ku dhex geeriyooday kaddib markii ay ciyaartooy kale isku dhaceen. Choirul Huda ayaa aad looga tixgelin jiray dalka Indonesia wuxuuna geeriyooday isaga oo 38 sano jir ah.

Tabaraaha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa shaki galiyay mustaqbalkiisa Old Traffrod isla markaana beeniyay hadal uu saxaafada ka hor sheegay dhawr bilood kahor.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com