Xubintii Ciyaaraha: Elneny oo Sanchez ku yiri “Alexisoow Arsenal boos kaagama bannaana” (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Elneny oo Sanchez ku yiri “Alexisoow Arsenal boos kaagama bannaana” (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Kulamo ka tirsana horyaalka ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Manchester United ayaana wali u muuqata mid ka sii hadhaysa Manchester City.

Ciyaaryahanka kooxda Arsenal, Alexis Sanchez, ayaa doonaya in uu ka fogaado horyaalka Ingiriiska kuna biiro kooxda Real Madrid, si uu badal ugu noqdo Karim Banzema oo kooxdaas ka sii socda. Warar kale ayaa sheegaya in Alexis uu aad u rabo in uu ku biiro Manchester City, taas oo dhalisay khilaaf xooggan oo u dhexeeya asaga, maamulka iyo asxaabtiisa Arsenal.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com