Xubintii Ciyaaraha: de Ligt 18 jirka Dutch oo meel kasta laga rabo (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Kooxda Bayern Munich ayaa daneynaysa Ajax difaaceheeda Dutch ee Matthijs de Ligt oo 18 jir ah. Barcelona iyo Man City ayaa sidoo kalena ayana safka ku jira.

Kooxda Arsenal ayaa ku fikiraysa in ay kaga fa’iidaysato Manchester United ciyaarhayanka lagu magacaabo Chris Smalling, hadde waa markii Manchester ay la wareegto Alexis Sanchez.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com