Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka Leaque Cup ee Ingiriiska ahaana kulamo xiiso badan, kulamo kale ayaana asbuucyadaan la ciyaari doona.

Dhanka Spain waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan koobka Boqorka, kooxda Barcelona ayaana guul ku furtay lugta hore ee koobka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com