Xubintii Ciyaaraha: Isku-aadka Carabao Cup (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Isku-aadka Carabao Cup (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Isku aadka koobka Carabao Cup (League Cup) ayaa la sameeyay waxaana ka soo baxay kulamo aan la saadaalineynin, waana ay kala badbaadeen afartii kooxood ee ugu maqaamka weynaa tartanka.

Xiriirka kubadda cagta dalka Argentina ayaa durba walaac ka muujiyay hanjabaadaha culus ee ka yimid ISIS kuna wajahan taageerayaasha kubadda cagta ee doonaya iney ka qeyb galaan koobka Aduunka, kaas oo sannadka 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com