Xubintii Ciyaaraha: Chelsea fkf Arsenal iyo Ismariwaa (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Chelsea fkf Arsenal iyo Ismariwaa (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Real Madrid ayaa dalab qarsoodi ah u gubisay ciyaaryahanka kooxda Liverpool, Maxamed Saalax, Laakiin Liverpool waxa ay sheegtay in ay joojisay dalabka Real Madrid.

Hal kulan oo ka tirsana koobka EFL Cupka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa kala bixi wayaay, ayaga oo mar kale ku wada ciyaari doonaan guriga Arsenal.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com