Xubintii Ciyaaraha: Biloowga Koobka Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Biloowga Koobka Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan koobka qaarada yurub loogu daawashada badan yahay ee lagu magacaabo Champions League, heerka gurubyada.

Dhanka koobka adduunka, ururka ISIS ayaa wada cabsigalinta koobka Adduunka ee lagu ballansan yahay inuu ka dhaco dalka Ruushka badhtamaha sannadka 2018. ISIS ayaa qoraalo iyo sawirro ku baahisay baraha bulshada, gaar ahaan baraha ISIS lagu yaqaan.

Ugu danbeyn, waxaad kale oo maqli doonta warbixinadii ugu danbeeyey ee dhanka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

           

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com