Site icon Radio Daljir

Xubintii Ciyaaraha: Barcelona oo samada sii haahaabeysa (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Waa xilligii suuqa kala-iibsiga ciyaartoyda qaarada Yurub, waxa uuna maraya meel aad u xiiso badan iyo heshiisyo qaali ah oo qaarkood gabagabo yihiin.

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in ay Palmeiras kala heshiiyeen saxiixa xiddiga lagu magacaabo Yerry Mina, kaas oo noqday ciyaaryahankii labaad ee Barcelona ay sanadkan cusub saxiixdo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a580ef20801004e30166a16/Ugooni+ah+webka+radio+daljir_12_JAN_2018.mp3?_=1

     

     

Exit mobile version