Xubintii Ciyaaraha: Barcelona 2-1 Sevilla (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Barcelona 2-1 Sevilla (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Weli waxaa socda horyaalka Ingiriiska waxaana soo socda tijaabooyin adag oo ay mari doonaan kooxaha hadda hoggaanka haya.

Dhanka horyalka Isbeyn, kooxda Barcelona ayaa si dirqi ah uga badisay kooxda Sevilla oo marti ku ahayd garoonka Camp Nou.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

          

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com