Xubintii Ciyaaraha: Abramovich fkf Antonio Conte (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Abramovich fkf Antonio Conte (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Xidhiidhka u dhaxeeya hoggaanka kooxda Chelsea, Antonio Conte, iyo mulkiilaha kooxda ninka saliida ka ganacsada ee Roman Abramovich ayaa sii xumanaya waxaana lagu wada in ninkan horay u soo maamulay xulka qaranka talyaaniga iyo kooxda Juventus uu dhawaan shaqadaas waayi doono.

Maamulka horyaalka La Liga ayaa shaaciyay taariikhda iyo waqtiga la ciyaari doono kulanka El Clasico ee Santiago Bernabeu ku dhex mari doona kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com