Site icon Radio Daljir

Xubin katirsan Daacish oo Puntland la dagaalamay oo lagu maxkamadeeyey Muqdisho (dhegayso)

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun ku riday nin lagu helay inuu katirsanaa kooxda daacish oo ciidmaada Puntland kula dagaalamay deegaanka Qandala ee gobolka Bari, qaraxyona ka gaystay Muqdisho

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday Jaamac Xuseen Xasan oo ahaa Filim-qaadihii Kooxda Daacish sidoo kala ahaa U qaabilsanihii Farsameynta Qaraxyada iyo Qarxintooda goballada Shabeelaha-Hoose iyo Banaadir, waxaa xukunka warbaahinta u aqriyay G/sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ah guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida.

Hoos kadhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b59a302050100d1e506d794/Maxkamadda+Ciidamada+Qalabka+Sida+oo+xukun+ku+riday+Jaamac+Xuseen+Xasan+oo+ah.mp3?_=1
Exit mobile version