Xoreynta & mideynta gobalka Sanaag kabacdi: Waraysi Kornayl Qolombi (daawo | dhegayso)

Korneyl Maxamuud Cumar Qolombi oo horey uga mid ahaa saraakiisha ciidamada Puntland ayaa waraysi dheer uu u siyeey Radio Daljir waxa uu ku falaanqaynayaa xoreynta iyo mideynta Sanaag iyo xaaladda maanta ee gobalka. Waxaa kale oo uu ka warramayaa isbaddala ka socda gobolka iyo qorshaha socda beegsanayana sidii astaamaha iyo horjoogasyaasha siyaasadda Soomaali-diidka u matala … Continue reading Xoreynta & mideynta gobalka Sanaag kabacdi: Waraysi Kornayl Qolombi (daawo | dhegayso)