Site icon Radio Daljir

Xoosh Jibriil: “Ajaaniib Faro kuma Yeelan doonto Dib-u-eegista Dastuurka waxaana ku Dhammayn doonaa Muddo ku Siman 2 Sano” (dhegayso)

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan shir ay yeesheen Madasha Wasiiradda Arrimaha Dastuurka xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulanka waxaa abaabulay Wasaaradda Dastuurka xukuumada Federaalka iyo Guddoomiyaha Gudigga dib-u-eegista Dastuurka Prof. Afrax.

Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ayaa sheegay in Dastuurka Qabyo Qoraalka lagu dhamays tiri doono muddo ku siman labo sano. Wuxuuna intaas ku dary in aysan ajaanib faro ku yeelan doonin dib u eegista Dastuurka.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59189fff030100bcef55279c/Craxmaan+Xoosh+Jabriil+Wasiirka+Wasaaradda+Dastuurka_14+May+%2717.mp3?_=1
Exit mobile version