Xoosh Jibriil: “Ajaaniib Faro kuma Yeelan doonto Dib-u-eegista Dastuurka waxaana ku Dhammayn doonaa Muddo ku Siman 2 Sano” (dhegayso)

Xoosh Jibriil: “Ajaaniib Faro kuma Yeelan doonto Dib-u-eegista Dastuurka waxaana ku Dhammayn doonaa Muddo ku  Siman 2 Sano” (dhegayso)

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan shir ay yeesheen Madasha Wasiiradda Arrimaha Dastuurka xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulanka waxaa abaabulay Wasaaradda Dastuurka xukuumada Federaalka iyo Guddoomiyaha Gudigga dib-u-eegista Dastuurka Prof. Afrax.

Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ayaa sheegay in Dastuurka Qabyo Qoraalka lagu dhamays tiri doono muddo ku siman labo sano. Wuxuuna intaas ku dary in aysan ajaanib faro ku yeelan doonin dib u eegista Dastuurka.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    Asc bahda daljir Run Ahaantii Aadbaan usooo dhaweenayaa hadalka maanta kasoo yeeray Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Somalia
    guulbaana Alle ugu baryayaaa I nay soo dhameeyaan dib u eegista dastuurka somalia
    0907412301 kani lacagta igu soodira pls pls pls bahda daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com