Site icon Radio Daljir

Xogwarran Baarliin Maxamed Mire, Xaaskii Mujaahid Barkhad Burunti (dhegayso)

Baarliin Maxamed Mire, oo u dhaxday  Alle ha u naxariisto e Mujaahid Barkhad Yuusuf Burunti, askarigii naftii huraha ahaa ee kahortagay qaraxii ismiidaaminta ee dhawaan ka dhacay magaalada Bosaaso, ayaa Daljir uga xogwarrantay xaaladda nololeed ee qoyska iyo xaalka reerku ay maanta ku suganyihiin.

Waxaa waraystay wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

FG: Baarliin waxa ay weli u baahantahay taageeradaada ee garab-istaag si aad u dhiirigeliso kuwa kale ee har iyo habeen u taagan sugidda amnigaaga. Sahal lambarka Baarliin Maxamed Mire waa Golis 721.44.78.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/592edeb2030100628d642549/Baarliin_xaaskii+mujaahid+barkhad+burunti_31+may+%2717+.mp3?_=1

Hoos ka akhri: Maxaad ka Taqaan Mujaahid Barkhad Yuusuf Burunti, Askarigii ku Dhintay Qaraxii Bossaso?

Maxaad ka Taqaan Mujaahid Barkhad Yuusuf Burunti, Askarigii ku Dhintay Qaraxii Bossaso?

Exit mobile version