Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo farriin u diray Xasan Sheekh Maxamuud

HomeWararka

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo farriin u diray Xasan Sheekh Maxamuud

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya in sida dhakhsiyaha bad

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh oo Garoowe soo gaaray (Sawiro)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Guriga Madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump oo laga helay Dokumentiyo sir ah

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya in sida dhakhsiyaha badan uu kusoo dhisi doono dowladda loo dhan yahay isla markaana uu maamul goboleedyada kala shaqeyn doono sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ka taagan Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay afahayeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey.

Wuxuu sheegay in Qaramada Midoobey ay sii xoojin doonto taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya.

“Waxaan si dhow maamulka cusub ugala shaqeyn doonaa sidii loo xoojiyo qorshaha dowlad dhisidda iyo wax ka qabashada xaaladaha banii’aadimo” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Qaramada Midoobey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: