Xoghayaha guud ee Q.M oo Muqdisho kula kulmaya madaxda dowladda Soomaaliya.

Muqdisho, Mar 07 2017-Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo xoghayaha guud ee qaramada midoobey Antonio Guterres  ayaa lagu wadaa inay maanta yimaadaan magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

Guterres oo xilkaan qabtay 1-dii January 2017 ayaa markii uu yimaado magaalada Muqdisho waxa uu la kulmi doonaa madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Antonio Guterres ayaa safarka uu ku imaanayo magaalada Muqdisho waxa uu noqon doonaa midkii ugu horreeyay ee uu kusoo aado qaaradda Africa kadib markii uu xilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey la wareegay.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com