Site icon Radio Daljir

Xoghayaha Guddiga Maaliyadda Cabdullaahi Maxamed Nuur oo kaso horjeestay Guddigi lakala diray (dhegayso)

Xoghayaha Guddiga Maaliyadda Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in aynan gudoonka kala diri karin guddiyada ayna tahay arrin sharci daro ah oo aanan la aqbali karin.

Isaggo kula hadlayeey Warbaahinta Magaaladda Muqdisho ayuu arrinkaas si kulul uga hadlya.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan muqdisho kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bfedcfefd0000851fc75053/war+waaberi+xogayaha+gudiga+maaliyada+oo+kaso+horjeestay+warqadii+gudoomiye+kuxigeenka+kowaad+ee+baarlamaanka+somaaliya+.mp3?_=1
Exit mobile version