Xoghayaha Cusub ee Dowlada Hoose Garowe oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)

HomeWararka

Xoghayaha Cusub ee Dowlada Hoose Garowe oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)

Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland Waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo xilka uu kula wareegayeey Xoghayaha dowladda Hoose ee Garowe Maxamuud Aadan Guure,iyado uu xilka Wareejiyeey Xoghayihii hore ee dowladda Hoose Cabdiqafaar Cabdiraxmaan. Warbixintan Waxaa inoo diyaarisay Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo Munaasbaada goobjoog ka ahayd http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2010d00a0100f15c915087/Warbixin+Xaawo+Xilwareejinta+Xoghaya+dowlada+hoose.MP3

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
DFS iyo midowga Africa oo heshiis wadda saxiixday
Shirweynihii 9aad ee Dallada Ahliga ah ee PEN (dhegayso)

Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland Waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo xilka uu kula wareegayeey Xoghayaha dowladda Hoose ee Garowe Maxamuud Aadan Guure,iyado uu xilka Wareejiyeey Xoghayihii hore ee dowladda Hoose Cabdiqafaar Cabdiraxmaan.

Warbixintan Waxaa inoo diyaarisay Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo Munaasbaada goobjoog ka ahayd

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: