Xog-hayaha Dawlada Hoose Degmada Garoowe oo ka hadlay Amniga Caasimadda (dhegayso)

Xog-hayaha Dawlada Hoose Degmada Garoowe oo ka hadlay Amniga Caasimadda (dhegayso)

Xog-hayaha Dawlada Hoose Degmada Garowe Maxamuud Cali Guray ayaa ka hadlay amaanka Caasimaddda Puntland ee Garoe kadib kulan kadhacay Xarunta Dowladda Hoose ee Garoowe.

Xoghaya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin sidii ula shaqeyn laayeen Guddoomiyaasha Xaafadaha Magaaladda Garoowe si amaanka Caasimada u noqdo,iyado maalmihii u dambeyaay dhalinyaro Falal amni darra ah kawadeen Guddaha magaaladda Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com