Xisbiyo Siyaasadeed Baaq u diray Madaxda Dowladda Federaalka (dhegayso)

Xisbiyo Siyaasadeed Baaq u diray Madaxda Dowladda Federaalka (dhegayso)

Siyaasiyiin iyo aqoonyahano ku midoobay xisbiyo siyaasadeed ayaa maanta ku shiray magaaladda Muqdisho ee caasimadda Dalka,waxaana ujeedka shirkooda ahaa Arrimaha siyaasadeed ee dalka iyo baaq ay u dirayaan Madaxda ugu saraysa dowladda Somaaliya.

Warbixintan Xasan heykal ayaa noo diyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com