Site icon Radio Daljir

Xisbiyada mucaaradka Soomaaliland iyo dowladda oo heshiis kala saxiixday (Akhriso)

MadaxweynahaSomaliland Muuse Biixi, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray dooddii ay axsaabta mucaaridka ahi ka qabeen guddida cusub ee doorashooyinka iyo qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee Somaaliland.

Akhriso.

Exit mobile version