Site icon Radio Daljir

Xirfadlayaasha Farsamadda Gacanta oo kusoo Badanaya Boosaaso (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa ku soo badanaya dhalinyarada ku shaqaysata xirfadaha gacanta lagaqabto oo dhif iyo naadir ku ah dalkeena .

Xirafahaasi oo intabadan dhalintu ay kafaanaan,waxaana jira dhalinyaro xiligan u istaagay hormarka dalkooda iyo sidi uga fa’idaysan lahayeen farsamadda Gacanta.

Hadaba , Wariye Xasan Heykal oo maanta booqday suuqa wayn ee magaalada Bosaaso ayaa waxa uu halkaasi kula kulmay wiil dhalinyaro ah oo ku shaqaysta xirafada samaynta iyo soofaynta midiyaha wax laguqasho iyo faashashka ,isagoona ka masruufa shaqadan lic caruur ah iyo hooyadood Guryan kadhistay , Warbixintan ayuuna kadiyaariyay xasan Heykal

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a329b4c0801007287a83bed/Warbixinta+ninka+midyaha+soofeeya+sax+sax+.mp3?_=1
Exit mobile version