Xilliga Furitaanka Tartan & Tacliin (T&T) oo la Shaaciyey (dhegayso)

Xilliga Furitaanka Tartan & Tacliin (T&T) oo la Shaaciyey (dhegayso)

Guddoomiyaha guddiga barnaamijka Tartan iyo Tacliin (T&T) ee uu Radio Daljir qabto sannad walba bisha barakaysan ee Ramadaan, Yuusuf Suudi Cabdi, ayaa ku dhawaaqay xilliga rasmiga ah ee uu barnaamijku furmayo.

Barnaamijkan oo qabashadiisa ay iska kaashadaan shirkadaha Golis, Towfiiq, Dalladda Pen iyo Wasaaradda Waxbarashada ee PL  ayaa dhanka kala Guddoomiye Suudi waxa uu sharraxaad ka bixiyey sababaha keenay in barnaamijku sanadkaan uu maalmo kooban dib-u-dhaco.

Suudi waxa uu u warramay Axmed Sh. Maxamed Tallman.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Geelle Yare 7 years ago

    Waa soo dhoweynayaa barnaamijka tartantan iyo tacliin ee radio daljir aad baa loogu xiran yahay barnaamijkaa bulshada qaybahaeeda kala duwan. Inta uu socdana wax badan oo aqoon ah ayaan ka faaidnaa. Mahad sanidiin.

  • cabdirizaaq cabdi 907960487 7 years ago

    asalaamu alaykum Bahda radio daljir
    iyo wasaarada waxbaRashada ee ku howlan barnaamijka tartan iyo tacliin ee ay baahiso radio daljir
    waxaana leeyahay waanu soo dhowayneynaa barnaamijkan oo bulshada waxtar uleh waxaan leeyahay hirgaliya bahda radio daljirow wasalaamu alaykum

  • salma mohamuud mohamed 7 years ago

    masha allh wan so dhawynayna wax qabatk daljir oo qayb wayn ka qadata tabin barnamijka T&T oo ah brnamij wax qabad u leh bulshada runtii .
    wana wada sigayna bishan ramadn tartan dugsiyada oo si wayn loo xiiseeyo hdn nahay bahda waxbarashda

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com