Site icon Radio Daljir

Xilliga Furitaanka Tartan & Tacliin (T&T) oo la Shaaciyey (dhegayso)

Guddoomiyaha guddiga barnaamijka Tartan iyo Tacliin (T&T) ee uu Radio Daljir qabto sannad walba bisha barakaysan ee Ramadaan, Yuusuf Suudi Cabdi, ayaa ku dhawaaqay xilliga rasmiga ah ee uu barnaamijku furmayo.

Barnaamijkan oo qabashadiisa ay iska kaashadaan shirkadaha Golis, Towfiiq, Dalladda Pen iyo Wasaaradda Waxbarashada ee PL  ayaa dhanka kala Guddoomiye Suudi waxa uu sharraxaad ka bixiyey sababaha keenay in barnaamijku sanadkaan uu maalmo kooban dib-u-dhaco.

Suudi waxa uu u warramay Axmed Sh. Maxamed Tallman.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5930dd1603010023b965de04/Wareysi+Yuusuf+Suudi+Guddoomiyaha+Guddiga+T%2BT-02-Jun-17+Tallman.mp3?_=1
Exit mobile version