Site icon Radio Daljir

Xildhibaano Soo dhaweyaay Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna (dhegayso)

Xildhibaan Garaad Yuusuf oo kamid ah Xildhibaanadda Barlamaanka Galmudug oo Waraysi sinayaay Caawa Radio daljir ayaa ka hadlay Heshiiskii dhawaan ay kala saxiixdeen Galmudug iyo Ahlusunna ,iyo waxa uu kaga duwanyahay Heshiisyadi kala duwana.

Xildhibaanka ayaa sido kale daljir uga waramay xaaladda Bina adanimo ee Degaanadada Galmudug oo laga soo darayniayo.

Wariye Irshaad Cabdulqaadir ayaa Waraysiga ka qaaday Xildhibaanka

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2d81d402010065e9fd0b25/Xildhibaan+Garaad+Garaad+Yuusuf+oo+kamid+ah+Barlamaanka+Galmudug+.mp3?_=1
Exit mobile version