Xildhibaano laga soo xulay laascanood oo muran dhaliyeey (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano laga soo xulay laascanood oo muran dhaliyeey (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland  Abuukar Cabdi Geelle ayaa ka hadlay Xildhibaano lagu doortay shalay magaalada Laascaanood , kuwaas oo doonaya in

6 Ruux ayaa ku dhintay shil ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha (Daawo)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Guddiga Caleema Saarka Beeldaaje Maxamed oo ka hadlay wafuudda soo gaaray (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland  Abuukar Cabdi Geelle ayaa ka hadlay Xildhibaano lagu doortay shalay magaalada Laascaanood , kuwaas oo doonaya in ay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub ee Puntland.

 Gudoomiyaha ayaa sheegay in laas caanood oo ay ka taagantahay xiisada u dhaxaysa Puntland iyo Soomaaliland ,suurta gal aysan ahayn in Xildhibaano aan laysla waafaqsanayn laga soo doorto.
Qaar kamid ah waxgaradka ka soo jeeda gobolka Sool ayaa iyana sheegay in ay jiraan xubo Soomaaaliland ay wadato.
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc62399fd0000cfc8bf8ff5/codka+Gudoomiya+iyo+odayaasha+.mp3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: