Xildhibaano katirsan golaha deegaanka ee degmada Bandar-bayla ayaa ku eedeeyey maamul xummo iyo musuqmaasuq maamulka degmada Bandarbayla ee gobolka Karkaar .
Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Cali ayaa Maxamud Cabdi Ibrahim oo Daljir Boosaaso ku sugan arrimahaasi uga waramay.
Dhigaal Duug ah
Warkii Fiidnimo & Subeer Shiikh Cabdi (dhegayso) »
Warkii Fiidnimo & Subeer Shiikh Cabdi (dhegayso) »