Site icon Radio Daljir

Xildhibaano Golaha Deegaanka Bandar-bayla oo Eed Kulul u Jeediyey Maamulka Degmada (dhegayso)

Xildhibaano katirsan golaha deegaanka ee degmada Bandar-bayla ayaa ku eedeeyey maamul xummo iyo musuqmaasuq maamulka degmada Bandarbayla ee gobolka Karkaar .

Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Cali ayaa  Maxamud Cabdi Ibrahim oo Daljir Boosaaso ku sugan arrimahaasi uga waramay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59133116050100a989ea539b/Xildhibaan+Cabdirashiid+Yusuf+Cali+Dacad+waraysi++maxamuud+cabi+10-5-2017.mp3?_=1
Exit mobile version