Site icon Radio Daljir

Xildhibaano Baarlamaanka Federaalka oo Safar ku Maraya Puntland (dhegayso)

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka fadaraalka soomaaliya kana soo jeeda deegaanada Puntland ayaa dhawaan waxa ay soogaareen  Puntland kadib markii uu xirmay  baar lamaanka 10 kafadhigiisii 1- aad.

Xildhibaan Sadiiq warfaa waxa uu  katirsan golaha shacabka ee dowlada fadaraalka soomaaliya waxaana  safarkiisa ku  weheliya xildhibaano ay kamidyihiin   Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waabari iyo xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud xasan.

Hadaba Xildhibaan Sadiiq warfaa waxaa waraystay Wariye xasan Heykal oo ku sugan xarunta daljir Bosaaso  ugu horeena waxa uu waydiiyay boqashadooda waxa ay salka ku hayso.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59229df6030100ef4c2817f3/Waraysiga+Xildhibaan+Sadiiq+Warfaa+.mp3?_=1
Exit mobile version