Site icon Radio Daljir

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Puntland oo kormeer ku maraya degaano ka tirsan Mudug iyo Nugaal (Daawo)

Mudanayaal ka tirsan Barlamaanka Puntland ayaa malmahan kormeer ay ugu kuur galayaan xaalada degaanada ay matalaan,waxaana ay ku kala bixiyeen kormeerkooda gobalada Mudug iyo Nugaal.

Hoos ka daawo.

Exit mobile version