Xildhibaano ka hadlay Habraaca doorashooyinka Galmudug (Daawo)

Xildhibaano ka hadlay Habraaca doorashooyinka Galmudug (Daawo)

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa diiwaan geliyay musharax madaxwayne Cabdirxmaan Aaden Sabriye isago diwaangalinta kadib Faariin u diray u diray musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxwaynaha Galmudug.

Dhinaca kale Xildhibaan Mire oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa sharaxaad ka bixinaya habraaca Doorashooyinka Galmuddug.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com