Xildhibaano Barlamaanka Federaalka ah eedeyn Kulul u jeediyeey Xukumadda (dhegayso)

Xildhibaano Barlamaanka Federaalka ah eedeyn Kulul u jeediyeey Xukumadda (dhegayso)

Xildhibaano katirsan Barlamaanka federaalka Somaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay kulanki shalay ee baaqday iyo buuqi kadhashay,iyago Jawaari ku tilmaamay mid kadambeyey wixii shalay kadhacay Hoolka Barlamaanka.

Xildhibaanadan ayaa dhinaca Kale Xukumadda Farmaajo ku eedeyeey inay masuuliyadda baaqashadda Kalfadhigas ay lahayd ,iyago sheegay in loo bahanyahay in khilaafka Barlamaanka dhex dhexaad ka ahaato Xukumadda.

Xildhibaanadi shirka Jaraa’id ka hadlay waxaa kamid ahaa Xildhibaan Cabdi Casiis Cilmi Cali oo sheegay in an loo dul qaadan doniin talaabooyinka Xukumadda qaadayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com