Xildhibaanadii Golaha degaanka Gaalkacyo oo maanta markale Afka Furtay eedaymana jeediyaay (dhegayso)

Xildhibaanadii Golaha degaanka Gaalkacyo oo maanta markale Afka Furtay eedaymana jeediyaay (dhegayso)

Todobaadkan waxaa jiray khilaaf xoogan oo u dhaxeyaay Xildhibaanada Golaha degaanka Gaalkacyo iyo Duqa degmadda Gaalkacyo Maxamud Yaasin Tumey,kuwaas oo hawadda isku marinayaay eedaymo culus oo ku aadan bilicda magaalada Gaalkacyo iyo mashaaricda laga fuliyo magaaladdas.

Qaar Kamid ah xildhibaanada Golaha Degaanka Degamada Galkacyo ayaa Ka hadalay xaladaha Degmada Iyo Sida loo maamulo Dakhliga soo Gala Degmada iyagoona Golaha Degaanka ee Galkacyo iy duqa Degmadaba ku eedeyay Mamul xumo baahsan oo ay sheegeen in ay ka Timid Maayarka Degmada.

Hoos kadhegayso codadka Xildhibaanada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com