Xildhibaanada Puntland oo mooshin kasoo gudbiyeey Heshiiskii PL& DP Word (dhegayso)

Xildhibaanada Puntland oo mooshin kasoo gudbiyeey Heshiiskii PL& DP Word (dhegayso)

Ku dhwaad 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa mooshin ka gudbiyey Heshiiska Shirkada DP Word ee bosaaso waxayna sheegeen inuu buray heshiiskaas markii horana uu Xaaraan ahaa.

Xidhibaanada ayaana sheegay inuu meelmaray mooshinkaas Gudoonkuna uu Aqbalay lagana doodi dooona fasax ay baalamanaku galeen ka dib,waxaana qaar kamid ah Xildhibanada oo hadlay ay shegeen in Go’aan sax ah ay qaateen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com