Site icon Radio Daljir

Xildhibaanada la Baxay Horusocod oo Sheegay in aysan Mucaarad ahayn (dhegayso & sawirro)

Gudoomiyaha  madasha  Horusocod oo  dhawaan looga  dhawaaqay Nairobi ayaa maanta Shir jaraa’id ay ku qabtay magaalada Muqdisho,  Xildhibaan Cabdirashiid Xidig ayaa ka hadlay u jeedka Kutlada ay u aas aaseen.

Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay inaysan ahayn mucaarad, dawlada cusubna aysan ka keenayn wax mooshin, wuxuuna intaas ku daray inay doonayaan inay noqdaan Xisbi madax banaan.

CODKA+SAWIRRO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591dbbbd02010078476c1f38/xildhaaan+Cabdirashiid.mp3?_=1

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Exit mobile version