Xildhibaanada Galmudug oo Walaac kamuujiyeey Heshiiski Galmudug iyo Ahlusunna (dhegayso)

Xildhibaanada Galmudug oo Walaac kamuujiyeey Heshiiski Galmudug iyo Ahlusunna (dhegayso)

Xildhibaanadda Galmudug ee ku suggan Magaaladda Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa walac xoogan ka muujiyeey Heshiiski dalka Jabuuti ku kala saxiixdeen Maamuladda Galmudug iyo Ahlusunna waljameeca.

Xildhibaan Garaad Yuusuf oo kamid ah Xildhibanadda Galmudug oo Akhrinayaay Warsaxafadeed kaso baxay Qaar kamid ah Xildhibanada maamulkaas ayaa sheegay in Walaac xoogan ka qaban dhaqan galinka Heshiiskii jabuuti oo qodobo kamid ah an la dhaqan galin,isago shegay inay soo badanayaan Cabashadda qaar kamid ah beelaha Gobalka Galgaduud.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com