Site icon Radio Daljir

Xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya oo si kulul uga hadlay muwaadin lagu gubay Xamar (dhegayso)

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta dood kulul waxa ay ka yeesheen marxuum Axmed Dawlo oo 20-kii bishan lagu gubay magaalada Muqdisho sababo la xariir heyb sooc ku saleysan guur.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in caddaaladda la horkeeno cidii ka dambeysay falkaasi oo ay si weyn uga naxeen bulshadda Soomaaliyeed.

Wariyeehana Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba92e130201000979d06c6b/war+waabberi+xildhibaanada+baarlamaanka+soomaliya+oo+sikulul+iga+hadlay+dilkii+loogeystay+axmed+dowlo+oo+kaso+jeeda+beelaha+laheebsooco+.mp3?_=1
Exit mobile version