Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo soo dhaweyaay go’aankii Barlamaanka Federaalka (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo soo dhaweyaay go’aankii Barlamaanka Federaalka (dhegayso)

Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mida Gollaha wakiilada Puntland ayaa sheegay inuu sax yahay go’aanka Baarlamaanku ay ka qaadatay heshiiskii DP World iyo kuwa kale . waxaa uu tilmaamay inay waajib ku tahay Dawladda dhexe iyo Maamulada Dalka inay tixgelinayaan go’aanka ayna dhaqan-gelliyaan . Axmed Sheekeeye ayay u warramay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aa668e7010100e200cf3046/Waraysiga+Xildhibaan+Burhaan+oo+ka+hadlay+go%27aanka+Baarlamaanka+Soomaaliya+by+Axmed++Sheekeeye.mp3

Abwaan Shamiraaye iyo Xaalada LAASCANOOD ee Maanta
XULASHADA DALJIR | XASAN BAASHE | GAROWE 22-AUGUST-2022
Shibiskadheh, Afhayeenka ciidanka Macawislayda gobalka Hiiraan oo Daljir u warramay

Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mida Gollaha wakiilada Puntland ayaa sheegay inuu sax yahay go’aanka Baarlamaanku ay ka qaadatay heshiiskii DP World iyo kuwa kale .

waxaa uu tilmaamay inay waajib ku tahay Dawladda dhexe iyo Maamulada Dalka inay tixgelinayaan go’aanka ayna dhaqan-gelliyaan .

Axmed Sheekeeye ayay u warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: