Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo dood kulul ka yeeshay mataalada gobalka Banaadir (dhegayso)

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo dood kulul ka yeeshay mataalada gobalka Banaadir (dhegayso)

Kulan ay Maanta Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Xildhibaannada Golaha wakiilada Puntland ayaa waxaa ay si adag uga hadleen Go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu matalaad ku yeesho Aqalka Sare.

Inta uu kulanka socday ayaa Xubno kamid ah Golaha Wakiilada Puntland waxaa ay DFS, Madasha Xisbiyada, maamullada HirShabeelle, KGS iyo Galmudug ku eedeeyey in ay faquuqayaan Puntland iyo Jubbaland.

Warbixin Wariye Xaawo Axmed ayaa ka diyaarisay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com