Xildhibaanada Barlamaanka Puntland maxay uga hadleen kulankoodii maanta?

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland maxay uga hadleen kulankoodii maanta?

Fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo, ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman ayaa Wasaaradda Maaliyadda DPL ku soo gudbisay Miisaaniyadda Dawladda sanadka 2021.

Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL ayaa loo qeybiyey Miisaaniyadda Dawladda ee sanadka 2021 taasi oo dhan $341,861,037.

Xildhibaannadda ayaa ku soo sameynaya akhriska 2aad, waxaana dib Golaha loogu soo celinayaa maalinta Arbacada November 25, 2020.

DHAMMAAD

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com