Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Muqdisho ku yeeshay Kulan loga hadlayo Xujeyda (dhegayso)

Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si weyn kaga doodeen Arrimaha Xajka iyo Cumrada, iyagoona kullankooda ku ansixiyay in qaraar laga soo saaro Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee sanadkan.

Kulanka maanta ayaa waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi oo ay garab fadhiyeen Labadiisa ku-xigeen,waxaana warbixin looga dhageystay Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee Arrimaha Xajka iyo Cumrada.

Warbixinta Xasan heykal ayaa diyaariyeey


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com