Xildhibaanada Aaranjaan oo matalaya Xasan Sheekh iyo Somaliland oo Laascaanood isugu yimid dajinta qorshe cusub

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jibriil: “Xildhibaanada DFS ee Laascaanood ka xusay 1da Luulyo waa raggii Aaranjaan oo waaba ayagaas wata sawirkii Xasan Sheekh. Waa isla Xasan Sheekhii aan maalin ka hadlin xasuuqa shacabka Lascaanood.”