Xildhibaanad Ubax Tahliil oo dhusomareeb si diiran lagu soo dhaweyay

Wafdi ay horkacayso Xildhibaan Ubax Tahaliil Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareb ee Xarunta Maamulka Galmudug, waxaana ku wehlinaya socdaalkeeda ciidamada Baambeyda ee Booliiska Soomaaliyeed.

Wafdigaan ayaa waxaa si diiran loogu soo dhoweeyey Garoonka Ugaas Nuur ee magaalada Dhusamareb, iyadoo loo sii galbiyey caasimada, waxaana soo dhowayn u sameeyey bulshada oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Degmada Dhusamareeb Macalin Nuur Cilmi Cabdulle.

Guddoomiyaha Degmada Dhusamareb Macallin Nuur oo ugu horayn Warbaahinta la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan cidwaliba oo ka qayb qaadanaysa horumarka Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug, uuna soo dhowaynayo Xildhibaanada.

Qaar ka mid ah bulshada ayaa oo goobta ka hadlay waxa ay sheegeen dhankoogada inay soo dhowaynayaan Xildhibaanada iyo wafdiga la socda


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com