HomeUncategorized

Xildhibaan Xoosh Jabriil oo Sharci darro ku tilmaamay Guddiyo Dhawaan Dawladdu Magacawday[DHAGAYSO]

Axad, May 10, 2015 (Daljir) — Dhawaan dawladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan magacawday guddiyo dhawr ah oo uu ka mid yahay guddiga xudduudaynta gobollada iyo maamullada iyo midka KMG ah ee doorashooyinka, kuwaasi oo aan weli la horgaynin golaha baarlamaanka.

Fiqi Bashiir C/dulle Cismaan oo lagu caleemo saaray baliga JEEDALOW.
?Waa ceeb in hay?ada caafimaadku ay shacabka Puntland ku qiimeeyaan 900,000 oo qof, marka la qaybinayo adeegyada caafimaadka? Dr. Warsame, wasiirka caafimaadka ee Puntland.
Baahin: Isniin, 26 AUG 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Axad, May 10, 2015 (Daljir) — Dhawaan dawladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan magacawday guddiyo dhawr ah oo uu ka mid yahay guddiga xudduudaynta gobollada iyo maamullada iyo midka KMG ah ee doorashooyinka, kuwaasi oo aan weli la horgaynin golaha baarlamaanka.

Guddiyadaasi ayaa durba dhaliilo kulul loo jeediyey taasoo ku saabsan shaci ahaantooda iyo dhabbaha loo maray magacaabistooda.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, horayna u soo noqday wasiirak dastuurka oo waraysi siiyey maanta Radio Daljir isagoo ku sugan Nairobi ayaa sheegay sifo aan sharci ahayn in loo maray magacaabista guddiyadaasi, taasoo uu tilmaamay in ay xad-gudub ku tahay dastuurka la wada dhigtay.

 

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: