Xildhibaan Saadiq Warfaa iyo dhismaha Ciidan Qaran (waraysi/dhegayso)

Xildhibaan Saadiq Warfaa iyo dhismaha Ciidan Qaran (waraysi/dhegayso)

Xildhibaan Saadiq Warfaa oo kamid ah Mudanayasha Barlamanka Soomaaliya, kana mid ah guddiga difaaca Baarlamanka, qaybna ka ahaa waftigii RW Kheyre ee Puntland ayaa Daljir uga warramay Safarkiisa iyo waxyaabihii u qabsoomay.

Xildhibaan Saadiq ayaan ka waraysanay halka uu marayo dhismaha ciidanka qaranka, waxa uuna muujiyey in ay ku rajaweynyihin in ciidanka si dhakhso ah loo dhameystiro hawlhiisa, asaga oo ka warbixiyey shirkii dhawaan Soomaalida iyo beesha caalamka ugu soo dhamaaday Beljam.

Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu Xildhibaanku u warramay.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com