Mooshin Xil-ka-qaadis: Xildhibaan Baarlamaanka Galmudug oo ka Hadlay Sababta Xilkaqaadista Xaaf (dhegayso)

Mooshin Xil-ka-qaadis: Xildhibaan Baarlamaanka Galmudug oo ka Hadlay Sababta Xilkaqaadista Xaaf (dhegayso)

Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf, kadib kulan ay baarlamaanka ku yeesheen galabta magaalada Cadaado.

Waxaa uu sheegay xildhibaanada inay u cuskadayn xil gudasho la’ aan iyo ku xadgudub dastuurka dowladda dhexe iyo kan Galmudug u dagsan, inka badan konton xildhibaan ayuuna sheegay kulankii galabta xilka qaadista madaxwaynaha inay kasoo qaybgaleen.

Xildhibaanka Ayaa u Waramay Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com